Djibouti news - warka Jabuuti
search
Warka
(5/31/2010) Qoraaga badaxa banaan ee reer Jabuuti Maxamad Xuseen Cawaale oo ka hadlay fa'iidada shirka Farasiiska iyo Africa ( Sommet France-Afrique) ee ka furmay magaalada Nice ee dalka Farasiiska (voanews.com/somali).
..................................................
(5/23/2010) Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele oo ka waramaya socdaalka uu ku tagay Qaramada Midoobay, Eretria, Soomaaliya, Jabuuti (Djibouti) iyo dulka uu daganyahay ee Itoobia (Ethiopia) (BBC/somali).
..................................................
(5/17/2010) Aragtida maanta waa geerida taliyihii ciidama Jandarmerie Jabuuti Alaha u naxariiste Gashanle Sare Cabdi Boqore Xasan.
..................................................
(5/13/2010) Djibouti: Taliye ciidan oo la dilay
Cabdi Boqore, Taliyaha ciidanka Jandarmaariiga Djibouti ayaa gurigiisa maydkiisa laga helay iyadoo ay laabtiisa 4 xabadood ku taallo (voa/somali).
08/30/2010 - Maxamad Xuseen Cawaale oo ka waramaya nidaamka madaxweyne Ismaaciil Cumar geele.
.................................................................................................
8/25/2010 - Gudoomiyaha ururk CDS ee reer Djibouti Ismaaciil Buuh Rooble ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay heerka hoose ee ay ku nool yihiin dadweynaha reer Djibouti (raxanreeb.com).
Youtube videos
8/15/2010 - Maxamad Xuseen Cawaale oo soo saaray shabakada safaripost.net
.......................................................................
(8/5/2010) Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Djibouti oo Ku Baaqay Doorasho Xor ah Inay Ka Dhacdo Dalka (raxanreeb.com)
.......................................................................
(7/24/2010) Mucaaradka Djibouti oo Inay Sheegay Ku Dayanayaan Jabhada FRUD (raxanreeb.com)
.......................................................................
(07/17/2010) Xuseen Cabdiraxman Jaamac Candoole :"Cabdiraxmaan Boore waxa uu ku lacagaystay waa loo dhashaaye laguma dhasho ".
.......................................................................
(07/11/2010) Dadka ku nool amba booqda maxay ka sheegaan Jabuuti ? (Aragtida)
.......................................................................
(6/27/2010) Gudoomiyaha xisbiga Dhaqdhaqaaqa Dib u Nolaynta Dimuqraadiyada (MRD) mudane Daahir Axmad Faarax oo baaq u jeediyay shacabka Jabuuti kana hadla xuska gobonimada Jabuuti (http://www.lavoixdedjibouti.com)
.......................................................................
(6/10/2010) Faaladii qaabka kali talinta ee Geele: Qaybtii u danbaysey oo ku saabsan dhinaca dhaqanka
.......................................................................
(6/6/2010)Dr. Raabeh: Nimanka Soomaaliya madaxda ka noqonaya, Geeska waxa ka dhacaya war kama hayaan, marka lagu daro Shariif (somalitalk.com)
8/24/2010 - Wareysi uu siyey Ahmed Reyale RBC RADIO waxaa una uu dhacey sidatan (raxanreeb.com)
------------------------------------------------------
08/21/2010 - Ayuu wanaag ugu jiraa nidaamka canfarta iyo Ciisaha ?
------------------------------------------------------
(08/09/2010) Shirkada samaysa telefonka Blackberry oo cadaadis kaga yimid wadamada khahiiska iyo Indiya (India)
------------------------------------------------------
(8/2/2010) Ciyaaro kubada cagta ee lagu xusayay maalinta calanka Jabuuti (27 juune 1977) oo rabshada ku dhamaaday.
------------------------------------------------------
(7/27/2010) Gudoomiyaha Xisbiga PND Djibouti oo Shaaciyey inuu u Sharaxan Yahay Doorashada Madaxtinimada Djibouti 2011 (Dhageyso) (raxanreeb.com)
Contact : kulanka@live.com
| ©2010 kulanka.com